![]() ![]()
|
![]() Wareysiga Mas'uuliyiinta Dowladda Puntland & Rugcaddaa Isboortiga oo Jooga GarooweGAROOWE Waxaa somaliweek u suurta gashay in wareysi la yeelato guddoomiyaha guddiga qabanqaabada tartanka 18aad ee cayaaraha gobalada Soomaliya ahna wasiirul dowlaha madaxtooyada iyo dowlad wanaaga Puntland,Maxamed Faarah Ciise Gaashaan,Wasiirka warfaafinta,isgaarsiiinta,hidaha iyo dhaqanka Punltand,Cabdixakiim Axmed Guuleed,madaxa kooxda gobalka Sh/Dhexe Maxamed Khalaf Aadan Shongole iyo Macalin Xuseen Coonka oo dhmmaantood ku sugan magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland Soomaliya,Waxaana sawirada Somaliweek u soo gudbiyay wariyeehan Garoowe Salmaan Jamcaal Siciid ![]() Wasiirka Madaxtooyada Gashaan & W.Warfaainta Cabdixakiim ![]() Captain Shongole & Macalin Coonka ![]() Coonka.Bakin & Shongale ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() Waxaad wareysigan ka dhageysan kartaa boggan somaliweek.com Muxiyadin Jamac & Salmaan Jamaal Somaliweek Toronto/Garoowe |