Maxamed Tuke wuxuu marka hore ka waramay sida uu ku bilaabay cayaarta kubadda cagta,heerarkii kala duwanaa oo uu soo maray,wuxuu kaloo ka hadlay xaaladda guud ee isboortiga magaalada Toronto
Goobta laga galo xaafadda Kaambo
Maxamed Tuke & C/qadir Dhamme
Macalin Tuke iyo Maxamed Tuke oo cayaaro ku qabtay Boosaaso
Maxamed Tuke oo koob ka bixiyay tartanka lagu qabtay Boosaaso
Caasho Shiino & Maxamed Tuke
Wareysiga oo dhameystirin waxaad ka dhageysan kartaa boggan Somaliweek