TACSI

Marxuum Ahmed Saqiir


TORONTO Abdi Adan Jabril oo ku hadlaya magaca bahweynta isboortiga magaalada Toronto,kana tirsan guddiga TODAY,wuxuu asagoo ka tiiraanyesan tacsi halkan uga dirayaa qoyskii ,qaraabadii,iyo dhammaan bahweynta isboortiga Soomaliyeed meel kasta oo ay joogaan,geeridii ku timid allaha u naxariistee marxuum Ahmed Saqiir,kuna geeriyooday dalka Sacuudi Careebiya,magaalada Jeddah,wuxuuna Allah uga baryay dambi dhaaf,kana waraabiyo jantul fardowsa,AMIIIIIIIIIIN

Maamulka Somaliweek waxay sidoo kale tacsidaas u dirayaan qoyskiisa,qarabadiisa iyo bahweynta isboortiga meel kasta oo ay joogan,waxaana ilahay uga baryeynaa in uu ka waraabiyo janatul fardowsa,anagana samir iyo iimaan naga siiyo

Mohyadin Jama
somaliweek
Toronto