Penalty Kick Time
TORONTO Waxaa galabnimadii Jimcaha July10/2009,u soo baxay Semi-falka kooxaha Wembley United,Rochester NW iyo Cardiff iyagoo rigoorayaal kaga soo badiyay kooxaha Somali United,IFTIN iyo Northern Stars
Waxaa maanta oo Sabta ah lagu wadaa in ay bilaabato cayaarihii semi-finalka waxaana wada cayaaraya kooxaha Wembley United iyo Cardiff iyo labada kooxood Banaadir iyo Rochester














Mohyadin Jama
somaliweek.com
Toronto
|