Wareysiga Abdulkadir Khalif BIINA
PART ONE

PART TWO


LEICESTER Waxaa mar kale Somaliweek wareysi dheer siiyay qeybteeda muuqaalka yurub,Abdulkadir Khalif Hirsi (BIINA)kana mid ahaan jiray cayaaryahanadii kooxihii Muqdisho iyo Jeenyo,marna macalin kubadda koleyga ah,Abdulkadir Biina wuxuu taariikhdiisa isboortiga oo kooban,iyo arimo ku wajahan maamulka guud ee isboortiga Somaliya sida XSKK IYO GOS,wuxuu kaloo si gaar ah uga waramay tababarkii ku soo dhammaaday dalka Jabuuti


Ibrahim Faandhe
Leicester
UK