ABUKAR BOOS CAATO GUDDOOMIYAHA SKIF & SAFARII TORONTO


TORONTO Waxaa safar todobaad ah ku yimid magaalada Toronto horaantii bishan July,Guddoomiyaha urur weynaha SKIF ee ka dhisan dalka Sweden Abukar Adan Deeqo Boos Caato,wuxuuna ka qeyb galay tartankii todobaadka Soomaalida ee ka dhacay magaalada Toronto,Guddoomiya Boos Caato wuxuu ka qeyb galay furitaankii tartankii kubadda koleyga iyo waliba xiritaanka tartankaasi,isagoo hadalo kooban ka jeediyay kuna ammaanay bahda kubadda koleyga sida geesinimada leh ay kubadda koleyga Soomaaliyeed u badbaadiyeen,waxaana la guddoonsiiyo guddoomiye Boos Caato shahaado sharaf
Wuxuuna ka dhoofay magaalada Toronto maalinimadii Talaadada oo bishu aheed July.12.2011,Intii uu Guddoomiya Boos Caato ku Sugnaa magaalada Toronto waxaa Somaliweek u suurta gashay in ay wareysi dheer la yeelato oo dhinacyo badan tabanayo,wuxuuna u dhacay wareysiga sidatan
WARESYIGA GUDDOOMIYAHA SKIF BOOS CAATO


Muxiyadin Jaamac
Somaliweek
somaliweek@hotmail.com