Wareysiga Maamulaha & Macalinka Somali United Horyaalka 2011
TORONTO Waxaa sanadkii labaad si xarago leh ugu guuleystay koobkii horyaalka cayaaraha todobaadka Soomaalida Toronto 2011,kooxda Somali United ka dib diyaar garow dheer,maamul,macalimiin,cayaartoy iyo taageeroyaal oo soo bandhigay in si wadajir ah guusha ku iman karto iyo waliba iyagoo la yimid dhaqan wanaagii lagu ogaa isboortiga xiligii barisamaadka
Waxaa Somaliweek u suura gashay in wareysi dheer la yeelato maamulaha kooxda Maxamed Yare,macalinka kooxda Cabdixakiim (Xakiin K) iyo Axmed Ducaale oo ka tirsan cayaartoyda kooxda,wareysiga iyo sawirada waxaad ka heleysaan halkan hoose
DAAWASHO WACAN HAMBALYO SOMALI UNITED HORYAALKA 2011