![]() ![]()
|
![]() Dhageyso Hambalyada & Salaamaha Farxada CiidaTORONTO Anigoo ah tafatiraha boggan somaliweek.com,Muxaydin Jama,kuna hadlaya magaca somaliweek,munaasadaba maalinta farxada iyo rayn reynta weyn leh ee ciidul fitriga,waxaan idin leeyahay dhammaantiin CIID WANAAGSAN meel kasta oo aad joogtaan,dalkeena iyo dadkeenaba Ilahay dhibaatada haka saaro,sanadkan sanadkiisana hanagu gaarsiiyo Barwaaqo,Bash Bash iyo Nabad Waarta AMIIIIIN Waxaana si gaar ah hambalyada ciida ugu soo gudbinayaa bahweynta isboortiga Soomaliyeed, ku ciida ciid wanaagsan Mohyadin Jama Somaliweek Toronto |