![]() ![]()
|
![]() Dhageyso Taariikhda Siciid Faarax Ducaal By Cabdifataax MarayareTORONTOXaflad aan loo kala harin oo dhammaan dhinacyada kala duwan ee bulsho weynta Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Toronto,oo lagu taageerayay xoghayaha guud ee XSKK,Siciid Faarax Ducaale ,ayaa lagu qabtay hotelka weyn ee Holiday Inn,habeenimadii Jimcaha,oo bishan May.13.2011 Waxaa xafladaas taageerada ah si weyn uga dhex muuqday dhammaan bahda kubadda koleyga oo qaarkood aan in muddo ah lagu arkin fagaarayaasha,taas oo xaqiiqdii muujineysa in xoghayaha cusub ee XSKK,Siciid Faarax Ducaale uu yahay shaqsi isku keeni karo bahda kubadda koleyga,kana dhigi kara XSKK mid u dhexeeya bahda kubadda koleyga,lagana tixgeliyo fikirkooda,hadaba waxaa xafladaas goob joog ka ahaa bahda somaliweek,waxayna xafladu u dhacday sidatan ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() Muxiyadin Jamac Somaliweek Toronto |