Daawasho Wacan Wareysiga Faaduma Ahmed Ali
LEICESTER Waxaa si rasmi ah SOMALIWEEK u bilowday sidaan hore idin kugu balanqaadnay barnaamijyo muuqaal ah oo lagu sameyn doono dalalka Yurub iyo scandinavian-ka,waxaa somaliweek halkaas u jooga soo saaraha barnaamijyada muuqaalka Ibrahin Faandhe oo fadhigiisu yahay magaalada Leicester ee dalka UK,wixii faahfaahin intaa dheer waxaad kala xiriri kartaan somaliweek@hotmail.com,
Waxaan rajeynaynaa haddii alla idmo in barnaamijyadaasi si joogto ah ugu soo bixi doonaa somaliweek.com



Faaduma Ahmed Ali

Faaduma Ahmed Ali
Ibrahim Faandhe
somaliweek
Leicester
|