Daawasho Wacan Wareysiga Mahad Abdi Sugulle

BIRMINGHAM Waxaa somaliweek qeybta muuqaalka wareysi siiyay Mahdi Abdi Sugulle oo ka mid ahaan jiray cayaartoydii hore ee kubadda cagta kooxda Badda,Wuxuuna is baahdan uga waramay taariikdiisa isboortiga,waxaana wareysigaas qaaday Ibrihim Fandhe oo ka tirsan bahda somaliweek qeybteeda Yurub


Ibrahim fandhe & Mahdi Abdi

Mahdi Abdi Sugulle

Ibrahim Faandhe
somaliweek
Birmingham