Daawasho Wacan Falaqeynta Isboortiga Telefishinka ETN
BIRMINGHAM Waxaa lagu qabtay xarunta warbaahinta telefishinka ETN ku yeelahay magalaada Birminham ee dalka UK,dood iyo falaqeyn isboorti oo ku saabsan tartanka koobka qaramada Afrika ee ka furtmay bishan Jan.10.2010,magaalada Luanda ee dalka Angola
Waxaa barnaamijkaa cayaaaraha daadihinayay Mahdi Abdi Sugule,waxaana la fadhiyay isdudiyaha Mohamed Ali Kuuus,Ibrahin Faandhe iyo qadka telefonka uu si toos ah uga qeyb qaadanayay tafatiraha bogga somaliweek.com Mohyadin Jama

Ibrahim Faandhe
somaliweek
Birmingham
|