Wareysiga Abdullahi Coonka & Abdixakim Jama Jooje
PART ONE

PART TWO


LEICESTER Waxaa wareysi muuqaal ah oo xiiso badan siiyay SOMALIWEEK,Abdullahi Coonka oo ka mid ahaan jiray cayaartoydii hore ee kubadda cagta & Abdixakim Jama guddoomiyaha PYSDO,waxayna labadaba joogaan magaalada Leicester ee dalka UK,waxaana soo saaray barnaamijkaa Ibrahim faandhe oo ka tirsan bahda SOMALIWEEK

Coonka-Faandhe & Abdixakim

Abdullahi Coonka

Ibrahim Faandhe & Abdixakim Jama

Ibrahim Faandhe


Ibrahim Faandhe
somaliweek
Leicester