Wareysiga Bashiir Fox

Wareysiga Part ONE
Wareysiga Part TWO
TORONTO Waxaa somaliweek u suurta gashay in xog wareysi dheer la yeelato cayaaryahankii caanka ahaa ee kubadda koleyga xiligii barisaadka Bashiir Yusuf Mohamed kuna magac dheer Bashiir FOX,wuxuu safar gaaban ku yimid magaalada Toronto dalkan Canada,Hadaba Bashiir Fox waxaa wareysigaas ka qaaday tafatiraha somaliweek Mohyadin Jama.
Hadaba dhageysi wacan wareysiga Bashir Fox oo maqal iyo muuqaal ah
Mohyadin Jama
somaliweek
|