Xiritaankii Koobkii Hoops For Higher Learning (CYDMS)


TORONTO
Waxaa magaalada Toronto habeenimadii Jimcaha oo taariikhdu ku aheed April.15.2010,lagu soo gabagabeeyay tartankii kubadda koleyga ee loogu magac daray Hoops For Higher Learning oo ay soo qaban qaabiyeen ururka CYDMS,Tartankaas oo soo socday muddo laba bil iyo bar ah,ayaa waxaa cayaarta kama dameysta isugu soo baxay labada kooxood oo kala ah UFT & SENECA,waxaana si qurux badan ugu guuleystay kooxdii ku cayaareysay magaca UFT (Jaamacada Toronto)
DAAWASHO WACAN HOOPS OR HIGHER LEARNING


















Muxiyadin Jamac
Somaliweek
Toronto