Tartankii Somali Week Toronto 2011 & Guddiga SOSCA


TORONTO Waxaa wali si xiiso iyo xamaasad leh uga socda magaalada Toronto tartankii kubadda cagta iyo koleyga oo ay soo qaban qaabiyeen bahda kubadda koleyga iyo guddiga SOSCA oo sanadkan xiriir wada shaqeyn wadaaga taasoo xaqiiqda muujisay in ubadka Soomaliyeed ee degan magaalada Toronto haddii si daacad ah loogu adeego lana maali galiyo in laga maari karo hantid badan ee lagu lumiyo cayaartoyda laga keenayo dibadda
DAAWASHO WACAN BARNAAMIJKAN GAAR AH






Cabdirashid Sharif Great Basketballer-Mirihii Guddiga SOSCA

Maxamud Muuse Shiimat Ex-Badda Team

Kooxda IFTIN

Yonis & Kooxda North Stars

Madaxda SOSCA & Maamulka North Stars














Macalin Xuud



Muxiyadin Jaamac
Somaliweek
somaliweek@hotmail.com