Warbixinta Af-hayeenka guddiga TODAY Bashi Ali Basshi
TORONTO Af-hayeenka Guddiga TODAY Bashi Ali Bashi ayaa wareysi maqal iyo muuqaal ah siiyay SOMALIWEEK,isagoo ka warbixiyay sida cayaaraha ku bilowday ilaa hadda siday u socdaan,wuxuu kaloo Bashi ka hadlay anshax xumo ay sameeyeen labada kooxood Ohio Stars iyo Junior UK,ka dib cayaartoo ku dhow dhammaad ay kooxda Ohio Stars bilaaben gacan dhaaf
Bashi Wuxuu kaloo hadlay kooxda IFTIN sababta keenay in sanadkan aysan ka qeyb galin,waxaad wareysigaas oo dhan ka heleysaan boggan .
Mohyadin Jama
somaliweek
Toronto
|