![]() ![]()
|
![]() Wareysiga Bashir Gurey Guddoomiyaha Dalada Jaaliyada Isboortiga Puntland UKTORONTO Waxaa habeenimadii Isniinta lagu qabtay maqaayada Karuur ee ku taal magaalada Toronto ee dalka Canada,Xaflad casho sharaf ah oo lagu soo dhaweenayay Bashir Abdullahi Ali (Bashir Gurey),guddomiyaha dalada guud ee horumarinta ,dhaqanka,cayaaraha iyo waxbarashada jaaliyada Puntland ee UK,oo safar gaaban ku yimid magaalada Toronto,laguna marti qaaday tartankii todobaadka Soomalida kubadda koleyga iyo isagoo warbixin iyo talo guud ugu yimid jaaliyada isboortiga Puntland Warbixinta Guddoomiye Bashir Gurey ![]() Bashir Fox ![]() ![]() ![]() ![]() Ahmed Ciid ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() Sacdiyo Jakam,Hindi Ahmed & Xaajiyo Waxaa casho sharaftaa ka soo qeyb galay jaaliyada isboortiga Puntland ee Toronto,waxaana warbixino halkaas leysku dhaafsaday,iyo sidii gacmo wadajira horumarka isboortiga Puntland looga geysan lahaa ee aanan lagu haleen cid kale, Waxaa cashadaas xiriirinta hayay Abdirashir Hassan Hersi Bakin oo dhawaan loo magacaabay guddoomiye ku xigeenka XSKC,martida goobta ka hadashay waxaa ka mid ahaa, Ahmed Ciid oo hore agaasime guud uga ahaan jiray wasaaradii isboortiga soomaliya xiligii kala dambeynta,Bashir Fox,Abdi Depitate oo gudoomiyaha isbortiga jaaliyada Puntland Canada,Mohamed Abukar oo ah wakiilka Puntland Diaspore Forum (PDF)Canada,Shagaxle oo ka mid ahaan odayaasha Isboortiga Soomalia iyo dad badan ![]() Abdirashid Bakin-Guddoomiye Ku Xigeenka XSKC ![]() Abdi Dheere & Bashir Fox ![]() Bashir Gurey & Abdirashid Gurey ![]() Abdi Depitate & Mohamud Gaaloti ![]() Xaajiyo & Sacdiyo Jakam ![]() ![]() Abdifatax Marayare & Bashir Gurey ![]() Shagaxle ![]() Abdifatax Marayare ![]() Khudbooyinkii casho sharaftaas laga jeediyay oo waxaad ka dhageysan kartaa boggan somaliweek.com ![]() ![]() ![]() Ahmed Ciid & Libaan Bashir ![]() Mohamed Yare & Mohamed Abukar ![]() Mohamud Gaaloti & Abdifatax Marayare ![]() Bashir Gurey & Abdirisiaq Cadde Mohyadin Jama somaliweek Toronto |