Kooxdii ka timid Minnesota oo ku guuleysatay Koobka Toronto

TORONTO Waxaa jawi farxadeed iyo guul ku soo dhammaaday tartankii kubadda koleyga todobaadka Soomalida Toronto 2010,oo ay qaban qaabadiisa iyo mart galintaba laheed bahda kubadda koleyga ee reer Toronto

Tartanka oo soo bilowday bishan July/03.2010,waxaa ka soo qeyb galay kooxo badan iyo koox ka timid dalka Mareykanka gaar ahaan gobalka Minnesota,waxaana hogaaminayay macalimiinta qaranka kubadda koleyga Soomaliyeed ,Abdulkadir Hagi Dahir Shiikha iyo Ahmed Dahir Ahmed
Daawo Xirtaankii tartankii kubadda koleyga




Duran Farah & Abdirashid Bakin



Bashir Fox Abdulkadir Dhammeb

Bashir Fox,Dhamme iyo Yasin Ismacil

Abdi Depitate,Bashir Gurey & Macalin Khalif

Tartanka waxaa kaloo ka soo qeyb galay marti aad u fara badan oo kala timid Yurub,Mareykanka iyo bariga dhexe gaar ahaan magaalada Doha ee dalka Qatar,oo ay ka yimaadeen Bashir Fox iyo Yasin Ismacil oo u cayaara xulka qaranka dalka Qatar

Mas’uuliyiintii tartanka joogay waxaa ka mid ahaa guddoomiye ku xigeenka kowaad ee guddiga Olimbikada Soomaliyeed Duran Farah,Guddoomiyaha hayadda horumarinta ,dhaqanka iyo isboortia Puntland Bashir Abdullahi Ali



Bashir Gurey & Saciida Wariiri

Saciida Wariiri & Macalin Ahmed Dahir

Bashir Gurey oo abaalmarin guddoonsiya kooxda Minnesota

Bashir Gurey oo abaalmarin guddoonsiya kooxda Minnesota

Bashir Gurey oo abaalmarin guddoonsiya kooxda Minnesota

Bashir Fox oo abaalmarin guddoonsinay kooxda Minnesota

Bashir Fox oo abaalmarin guddoonsinay kooxda Minnesota<
br> Waxaa xafladii xiritaanka ugu horeyntii ka hadlay madaxa tartanka Somali Week Toronto Siciid Farah Ducaale oo mahad balaaran u celiyay ka soo qeyb galaasha iyo dhammaan intii gacanta weyn ka geysatay tartanka,

Waxaan halkaas lagu bixiyay abaalmarimo badan ,waxaana lagu sharfay in ay bixiyaan mas’uulinta ka timid dibadda oo ay ka mid yihiin guddomiye ku xigeenka guddiga olimbikada Soomaliyeed Duran Farah,Madaxa hayadda horumarinta dhaqanka iyo isboortiga Puntland Bashir Abdullahi Ali ,iyo Bashir Fox,waxaa kaloo abaalmarinta bixiyay qaarka tirsan gabdhihii hore ee kubadda koleyga sida Siciido Wariiri



Kooxdii wiilasha & gabdhaha Batroolka Waayo Waayo










Saciida Wariiri oo abaalmarin guddoonsiineysa kooxda Mineasota


Duran Farah oo guddoonsinaya macalin Shiikha abaalmarin

Mohyadin Jama
somaliweek
Toronto