![]() ![]()
|
![]() Wareysiga Mohamed Ismacil,Muridi Abati,Siciid Ceyrow,Abalisha & Mohamed faaqidTORONTO Waxaa somaliweek sidaan hore idiin ku balan qaadnay dhinacooda aan la xiriirnay qaar ka tirsan cayaartoydii hore ee barisamaadka kuwooda jooga magaalada London oo ay ka mid yihiin,Mohamed Ismacil (Sitey),Muriidi Abanur,Siciid Ceyrow,Ahmed Mohamud (Abalisha) iyo Mohamed Faaqid,oo si qeexan uga jawaabay celiyay wareysigii wariyaha barnaamijka cayaaraha Universal TV,Abdinsir Ismacil Sola Dhammaan cayaartoydaas oo dhammi waxay isku raaceen in ay aad uga xun yihiin sida uusan haba yaraatee ugu aaba yeelin dhammaan wixii cayaartoy hore ahaa kuwa nool iyo kuwa dhintayba,waxayna intaasi ku raaciyeen in wariye Abdinasir Sola uusan runta ka sheegin kulantii ka dhacay xarunta Universal TV ee magaalada London iyo habeen ay casho kuwada kulmeen asaga iyo qaarka tirsan cayaartoydii barisamaadka maqaayad ku taal waqooyiga London ![]() ![]() ![]() Waxaad wareysigan ka dhageysan kartaa boggan somaliweek.com Muxiyadin Jamac Somaliweek Toronto |