Koobkii Bisha Ramadan oo Furmay

Turumbo,Abdi Adan iyo Ali Gurey

Wareysi Maqal iyo Muqaal ah iyo Sawiradana Dhanka Hoose


TORONTO Waxaa magaalada Toronto si rasmi ah uga furmay tartankii loogu talagalay bisha barakeysan ee Ramadan magaaladan Toronto oo ay soo qaban qaabisay guddiga Today iyadoo oo uu horkacayo madaxa qaban qaabada guddiga Today Abdi Adan Jibril

Waxaa tarantan goob joog ka ahaa odayaashii isboortiga magaaalada Toronto iyo qaar ka tirsan cayaartoydii hore ee sida weyn looga qadariyo magaalada Toronto,Waxaa ka mid ahaa odyaasha,Macalin Tuke,Mohamed Farah,Abdi Dheere,Ali Gurey,Cumar Ganjab,Turumbo iyo marti kale oo fara badan

Waxaa cayaarta lagu sharfay in uu furo cayaaryahankii weynaa ee kooxdii Wagad iyo Xulka Qaranka Cumar Ganjab iyadoo dhinacyada ay ka taagnayeen Ali Gurey,Abdi Dheere iyo Turumbo

Cayaarta waxaa bilaabay kooxaha Dixon Fc iyo Scarborough Fc,waxaana kubadiyay 3:2 kooxda Dixon FC,Waxaa kaloo wada ciyaaray kooxaha Toronto Star iyo Hilaac,waxayna cayaartaas ku dhammaatay 0:0

Caawa oo bishu tahay August/22/2009,waxaa wada cayaaraya
SEIF FC VS ALBION iyo IFTIN VS TORONTO UNITED






Odayaasha Isboortiga Toronto

Maamulka & Odayaasha Isboortiga Toronto





Turumbo


Ali-Gurey



Macalin Tuke,Abdi Dheere & Ali Gurey





Ganjab,Diiriye & Abdi Adan

Burhan Yare,Fanax & Mahad Yare

Abdirisaq Marayare,Diiriye & Abdulkadir Jof


Garsoore Bashiir Ebbey

Garsoore Bashiir Ebbey

Mohyadin Jama
somaliweek
Toronto