![]() ![]()
|
![]() Wareysiga Mohamed Hagi UreyTORONTO Waxaa wareysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya somaliweek la yeelatay cayaaryahankii caanka ahaa ee naadigii Jeenyo iyo Xulka Qaranka Mohamed Hagi Urey oo jooga magaalada Gaalkacyo ee maamul goboleedka Puntland Mohamed Hagi Urey wuxuu ka waramay barnaamij lagu horumarinayo isboortiga Puntland ,safarkii ay Puntland ku soo gaareen mas’uuliyiintii ka socotay guddiga olimbikada iyo xiriirka kubadda cagta Somaliyeed oo ay ka mid ahayeen Duran Farah iyo Saciid Mugaambe iyo shir weynaha qurba joogta Puntland ee ka furmaya magaalda Minneapolis ee dalka Mareykanka,iyadoo looga hadli doono shirkaas danaha guud ee maamulka Puntland ,gaar ahaan dhinaca isboortiga waxaa shirkaas uga qeyb galaya Abdi Dheere,Ahmed Dahir,Abdi Depetata,Macalin Tuke,Bashir fox iyo Shimit Su'aasha is waydiinta mudan waxay tahay Mohamed Hagi Urey ma taagersan yahay dadka dhinaca isboortiga uga qeyb galaya shirkaas ? Jawaabta waxaad ka heleysaa wareysiga Mohamed Hagi Urey siiyay somaliweek ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() Mohyadin Jama somaliweek Toronto |