Wareysiga Macalin Dahir Gacmey
Part One
Part Two
TORONTO Waxaa somaliweek wareysi dheer la yeelatay macalinka kooxda kubadda cagta London Stars Dahir Osman Farah oo loo yaqaan Dahir Gacmey,oo safar gaaban ku yimid magaaladan Toronto intii lagu jiray tartankii cayaaraha todobaadka Soomalida 2009
Macalin Dahir Gacmey iyo kooxdiisa London Stars sanadkan 2009 kama qeyb galin cayaaraha todobaadka somalida ee lagu qabtay Toronto ka dib markii xubno ka tirsan guddiga ay macalin Dahir u sheegeen in sanadkan cayaaraha ay baaqdeen,haddana mar dambe abaabul weyn loo galay in cayaaraha kooxaha jooga loo qabto sidiina ku hirgaleen kuna soo dhammaadeen guul
Hadaba wareysi dheer oo macalin Dahir somaliweek siiyay ,wuxuu ka waramay aadna ugu dheeraday taariikhdiisa isboortiga min xaafad ilaa qaran,macalin Dahir wuxuu sheegay in uu la soo cayaaray dhowr jiil oo kubadda cagta,uuna ku soo gaaray cayaartoydii hore,kuwii dhexe iyo waliba kuwii ugu dambeeyay
Ugu Dambeyn macalin Dahir Gacmey wuxuu ka waramay xulka qaranka soomaliyeed ee kubadda cagta iyo kaalintiisa kaga aadan arintaas iyada ah

London Stars oo Jooga cayaarihii SEUKI-Sweden

Macalin Qariidi-Gobalka J/Hoose

Bidix-Isoomarey-Macalin Tuke-Gudd.Abdi Dheere & Macalin Qariidi

Macalin Dahir oo somaliweek wareysi siinaya

Bidix-Islow-Dahir Gacmey & A/risaq Seef in Toronto 2009
Wareyiga waa maqal iyo muuqaal,waxaana qaaday tafatiraha somaliweek Mohyadin jama
Mohyadin Jama
somaliweek
Toronto
|