TORONTO MOST LEGENDARY FORMER SOMALI FOOTBALL PLAYERS
Riix Sawirada Hoose Dushooda oo Daawo Wareysiyada somaliweek@hotmail.com
Guddiga TODAY oo magacaabay maamulkii hogaaminayay cayaaraha Somali Week Toronto 2010 iyo xubnaha ku jira guddiga qaban qaabada cayaaraha todobaadka Soomalida xiliga kuleelaha

"Waa in geesinimo leys galiyaa oo aan lagu fiirsan shaqsiyaadka caadeystay bililiqada joogtada ah ee ay ku hayaan isboortiga Soomaliya"Sidaas Waxaa Yiri Mohamed Ismacil Ali

"Maamulka iyo macallimiinta xulka qaranka kubadda koleyga Soomaliyeed waa in ay joojiyaann tartanka ay kula jiraan cayaaraha kubadda koleyga Toronto 2010,taas oo wax burburin ah"Waxaa Yiri Muqtar Baydhabo & Yusuf

"Ciddii damac ka hayo in ay xil ka qabto xiriirada cayaaraha dalka gudihiisa ka dhisan,waa in ay tagtaa dalka gudihiisa" Sidaas Waxaa Yiri Mohamed Ismaciil SITEEY & Ibrahim Ahmed Ali SHAASH

"Tartanka kubadda koleyga Toronto 2010 waa lagu mideysan yahay,dhinaca kalena XSKK & GOS wax gacan kuma laha Abaabulkiisa,Qabashadiisa iyo Hogaankiisa"Sidaas Waxaa Yiri Siciid Farah,Madaxa tartanka

Maamulka,cayaartoyda,taageerayaasha kooxda IFTIN iyo guud ahaan bahweynta isboortiga Toronto waxay tacsi u dirayaan Cabbas Ali Diiriye,Jamaal Ali Diiriye & Abdirixin Ali Diiriye,geeridii ku timid abahood marxuum ALI DIIRIYE

"Kooxda SUKAO oo isaga baxday ururka EUROSOM ka dib markii ay u dulqaadan wayday cadaalad darada joogtada ah" Sidaas waxaa yiri Abdirisaq Calasow Guddoomiyha SUKAO

"Tartan kubadda cagta ah oo hal maalin socon doono ayaa ka furmi doono haddii Allah idmo magaalada London dalka UK, bishan Feb.28.2010 oo loogu magac daray Marxuum JIMCAALE MAXAMED XAAYOW

Waxaa wareysi dheer siiyay Telefishinka Universal,qoraaga caanka ah ee isboortiga Yusuf Mohamed Abdi oo loo yaqaan Yusuf Yusuf kana hadlay waxqabadkii wasiirkii isboortiga marxuum Saleeban Colad rooble

Tacsi tiiraanyo ay halkan ka gudbiyanayaa qaarka tirsan ururada isboortiga qurba joogta,geeridii ku timid Wasiirkii isboortiga Saleban Colaad Rooble

Bahda kubadda koleyga ee ku dhaqan waqooyiga magaalada London ee dalka UK,oo xaflad tageero ah u sameeyay Guddoomiyaha Puntland Culture, Sports & Education Development Bashir Gurey

Soo Dhaweyn & Ambabixin Si Heer Sare Ah Loo Soo Agaasimay Ayaa Loogu Sameeyay Magaalada Toronto ee Dalka Canada, Guddoomiyaha IFTIN,Bashir Xiis Khalif DAAWASHO WACAN

Waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa khudbooyinkii & aragtii dadkii ka soo qeyb galay dhismihii dalada isboortiga ee Jaaliyada Puntland ee UK DAAWASHO WACAN

Telefishinka ETN xaruntiisa magaalada Birmingham ee dalka UK,ayaa waxaa lagu qabtay barnaamij ku saabsan koobka qaramada Afrika ee ka socday dalka Angola,waxaana ka qeyb galay,Mahdi Abdi,Ibrhim Faandhe,Mohamed Ali & Mohyadin Jama-DAAWASHO WACAN

Magaalada Minneapolis oo si habsami leh uga socda tartankii African Premier League,waxaa Somaliweek uga waramay Muqtar Baydhabo,Macalin Xarbi iyo Ahmed Abdi Badmaceeye DHAGEYSO

Waxaa Somaliweek xog-wareysi isboorti siiyay Mahdi Abdi Sugulle oo ka tirsanaan jiray cayaartoydii hore ee naadigii Badda,haddana ku sugan magaaalada Birmingham ee dalka UK

Waxaa Somaliweek wareysi la yeelatay madaxa tartanka African Premier Winter League,Muqtar Abdi Ismacil Baydhabo iyo macalinka kooxda Commonality Mohamed Hussein Blacky,tartankas oo ka dhici doono Minneaplis Janaury.08.2010

Waxaa Somaliweek wareysi siiyay Faaduma Ahmed Ali oo ka mid ahaan jirtay gabadhihii kubadda koleyga ee gobalka Jubbada Hoose Kismaayo,waxaana barnaamijkaas soo saaray wariyaha somaliweek ee Yurub Ibrahim Faandhe

Tartankii koobka sanadka cusub ee Islamka ee xiligan qaboobaha oo kooxda Toronto United ku guuleysatay,waxaana soo agaasimay guddiga TODAY

Kooxaha Dixon Fc & Toronto Unted oo isgu soo baxay cayaarta FINAL ka,oo dhici doonto haddii alla idmo habeenka Talaada Dec.29.2009. 5.00 PM laguna qaban doonto garooka Soccer City,waxaana soo qaban qaabiyay tartanka guddiga TODAY

Waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa wareysiyo MUQAAL ah oo lala yeeshay qaarka tirsanaan jiray cayaartoydii hore ee Soomaliyeed oo mar safar ku tagay magaalada Leicester ee dalka UK,Waxaana soo saaray barnaamijka Faandhe & Shiino

Tartankii munaasabada curashada sanadka Islaamka 1431 ee xiliga qaboobaha oo si rasmi ah uga bilowday garoonka Soccer Center ee magaalada Toronto ee dalka Canada,waxaana si heer sare ah u soo qaban qaabiyay guddiga TODAY

Cayaaraha tartana koobka qaboobaha oo caawa Dec.23.2009 at 6.30 PM ka furmi doona garoonka Soccer City ee magaalada Toronto,waxaana wada ciyaari doona Somali Star Vs Toronto United iyo Dixon Fc Vs Albion,waxaana garab socon doona laba kooxood oo odyaal ah ,waxaana tartankan soo qaban qaabiyay guddiga TODAY

"Xaalada wasiirka isboortiga Salebaan Colaad Rooble way ka soo rayneysaa maalinba maalinta ka dambeysa,wuxuna ku jiraa isbitaalka King Fahd Medical Center ee ku yaal magalada Jedded dalka Sacuudi Careebiya"Sidaas Waxaa Yiri Abdullahi Colaad oo la dhashay wasiirka

Shir balaaran ayaa bishan Dec.12.2009, ka dhacay xaafada Southall ee galbeedka magaalada London dalka UK,ayaa waxaa ku kulmay qurba joogta Puntland oo halkaas ku dhistay dalad guud oo isboorti oo loo bixiyay Ururuka Horumarinta Dhaqanka & Isboortiga Puntland

Tartan loogu talagalay maalinta ciida ayaa lagu qabtay magaalada Leicester ee dalka UK,waxaana ka soo qeyb galay kooxo badan iyo marti sharaf si gaar ah loogu casuumay kulankaas isboorti,waxaana si wanaagsan u soo qaban qaabiyay Leicester Stars,Dansom & Puntland Youth & Sports Development Association

"Xafladii lagu ambabixiyay qoyskii Omar Anyeele waxaa soo abaabulay ururada kala ah Leicester Somali Sports Association,Leicester Stars & Puntland Youth & Sports Association"Sidaas Waxaa Yiri Abdullahi Coonka

"Runtii Duran Farah wuxuu rabay anigo ka mid ahaa cayaartoydii hore in uu iga dhigto wakiil u fadhiya gobolada Puntland una adeega danaha Olimbkida iyadoo aan dan ka galin gobolada Puntland" Sidaas Waxaa Yiri Mohamed Hagi Urey

Kooxihii ka yimid magaalda Ottawa ayaa ku guuleystay tartanii maalin lahaa ahaa ee lagu qabtay magalada Toronto September 29/2009,waxaana soo qaban qaabiyay ururka Guidance Of Canadian Somali Youth Org.

Tartankii Koobka Ramadanka oo la soo gabagabeeyay,Waxaana ku guuleystay Koobka Ramadanka Toronto 2009 kooxda SEIF FC

Kooxda DIXON FC oo u soo baxday cayaarta Final-ka ee tartanka koobka bisha barakeysan ee Ramadan ,markii ay 3:1 kaga badisay kooxda IFTIN,Cayaarta Finalka Waa Sabti September 26/2009 8.00 PM

Kooxda SEIF FC oo u soo baxday cayaarta Final-ka ee tartanka koobka bisha barakeysan ee Ramadan ,markii ay 5:0 kaga badisay kooxda TORONTO STAR,

Is aragii hore ee tartanka koobka bisha barakeysan ee Ramadan oo guul ku dhammaaday ,waxaana usbuucan dambe bilaabandoona haddii Alla idmo wareegii labaad

Kooxda Dixon FC oo 1:0 kaga badisay kooxda Toronto Star,waxaa kala wada ciyaartay kooxaha Hilaac iyo Scarborough,waxaana cayaarta ku badiyay 5:2 kooxda Hilaac

Kooxaha Seif FC iyo Toronto United oo ka soo kala badiyay Iftin iyo Albion,cayaarahaas oo jawi qurux badan ku soo dhammaaday taas oo ka tarjumeyso diyaar garowga kooxaha iyo maamulka hufan ee daadahaynaya cayaaraha Ramadanka

"Sh Mohamud,Liban Sharif iyo Hassan Dahir oo muujiyay maamul wanaag,xil kastnimo iyo tixgalin ay hore u waayeen ay hadda ka kasbadeen bahweynta isboortiga Toronto"Sidaas Waxaa Yiri Abdi Adan Jabril oo ah madaxa koobka Ramadanka TODAY

Tartankii koobka bisha barakeysan ee Ramadan oo si rasmi ah uga furmay magaalada Toronto,ayna soo qaban qaabiyeen guddiga TODAY,Waxaana lagu sharfay in uu furo Cumar Ganjab

Cayaarihii Somali Week London 2009,Waxaa Final isugu soo baxay kooxaha Hilltop iyo Al-Hijra,Final-kuna waa Axada August/16/2009,Dhageyso wareysiyada qeybtii lixaad