![]() ![]()
|
![]() Wareysiga Abdifatax Adan Warsame MARAYARETORONTO Waxaa Somaliweek u suurta gashay in ay wareysi dheer la yeelato Abdifatax Adan Warsame oo loo yaqaan Marayare,ahna shaqsi u olaleeya waxqabadka caruurta Soomaliyeed ee ku dhaqan dalkan Canada gaar ahaan magaalada Toronto,isagoo ka mid ah aasaasayaashii xarunta lagu magacaabo Center For Youth Development And Mentoring Services kana dhisan magaalada Toronto,Abdifatax Marayare wuxuu kaloo ku soo caan baxay daacadnimada uu ka muujiyo fagaare kasta oo uu goob joog ka yahay sida uu caruurta Soomaliyeed u jecel yahay horumarkooda Abdifatax wuxuu Somaliweek uga waramay ugu horeyn howlahan uu u hayo caruurta sidii uu ku bilaabay,wuxuu kaloo aad ugu dheeraday in cayaartodyii Soomaliyeed ee Seria A-da in ay yihiin lama taabtaan isagoo sheegay waxa kaliya oo Soomali maanta u haray in ay taasi tahay,waxaadna wareysigaas oo dhan aad ka dhageysan kartaa boggan somaliweek.com,waxaana wareysiga qaaday tafatiraha Somaliweek Muxiyadin Jamac ![]() Aaskii Abdikarim Ahmed (Canter Jeenyo wiilkiisa) ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() Caruurta dunida ku gaajoneysa miyaysan ogeyn? ![]() Wiilkan yar bal fiiri wax cuno ahaan u horyaala ![]() Raashinkii markii la dhameyn kari waayay oo qashinka lagu shubay
![]() Raashinkii markii la dhameyn kari waayay oo qashinka lagu shubay ![]() Raashinkii markii la dhameyn kari waayay oo qashinka lagu shubay ![]() Raashinkii markii la dhameyn kari waayay oo qashinka lagu shubay ![]() ![]() ![]() Muxiyadin Jamac Somaliweek Toronto |