Tartankii kubadda koleyga xiliga Spring-ga oo guul iyo farxad ku soo xirmay

Wareysiga Saciida Wariiri & Daauud Axmed Dheere

TORONTO
Waxaa habeenimadii Sabtiga oo bisha April 30/2011.magaalada Toronto lagu gabagabeeyay tartankii kubadda koleyga ee loogu magac dara SPRING,Tarankaas oo uu soo qaban qaabiyay guddiga ILAMOS,waxaana cayaartii kama dambeysta isugu soo baxay kooxaha Etob Restuarant & Dahabshiil,waxaana ku guuleystay koobka kooxda ku cayaareysay magaca Etob Restuarant
Waxaa habeenkaas ka soo qeyb galay dadweyne aad u tiro badan iyo bahda saxaafada ka dhisan magaalada Toronto,hadaba sida uu tartankaas taariikha ah ku soo xirmay waxaad ka daawan kartaan halkan

DAAWASHO WACAN






















Muxiyadin Jamac
Somaliweek
Toronto