![]() ![]()
|
![]() Dhageyso wareysiyadii Semi-Final-ka Qeybta LixaadLONDON Haddii Alla idmo Maalinimada Axada oo ku beegan bishan August/16/2009,waxaa dhici doonta cayaartii FINAL-ka Somali Week London,oo ay isugu soo baxeen labada kooxood Hilltop iyo Al-Hijra,waxayna ka so kala badiyeen kooxaha Leicerter Stars iyo Ilamos Dadka aan wareysanay iyagoo jooga garoonka New River Stadium ee magaalada London,waxaa ka mid ah,guddoomiyaha kooxda Leicester Stars Abdullahi Sanay,Macalinka kooxda Hilltop Abdullahi Yusuf,Abwaan Hussein Shire Jama oo loo yaqaan (Ciyaar Jecel) iyo Macalinka kooxda Al-Hijra,kana dhageyso boggon qeybta sare ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() Yusuf Yusuf Somali Week London New River Staduim mrsomalia@hotmail.com |