![]() ![]()
|
Dhageyso Warbixintii Casho Sharafta & wareysiga Abdinasir Al-GoreTORONTOWaxaa habeenimadii Jimcaha oo taariikhdu ku beegeneed March.26.2010,lagu qabtay xaflad casho sharaf maqaayada KARUUR ee ku taal magaalada Toronto ee dalka Canada,iyadoo lagu soo dhaweenayay rug caddaagi weynee ee isboortiga Soomaliya Abdullahi Hassan Salah Tuke,oo safar dhowr bilood ku maqnaa gobolada Puntland,iyadoo uu ka soo qeyb galay tartankii cayaaraha gobalada Puntland Xafladaas casho sharafta looma kala harin bahweynta magaalada Toronto,waliba waxaa goob joog ka ahaa qaarka tirsanaan jiray cayaartoydii cuslaatay ee kubadda cagta iyo garsoorihii caalamiga ahaa Mohamed Farah dabdamis,xafaladaas waxaa soo qaban qabaabiyay suurtana galiyay Abdinasir Al-Gore oo ah nin dhalinyaro ah oo si weyn laaga ixtaraamo magaalada Toronto ![]() Macalin Tuke ![]() ![]() ![]() Canter Jeenyo,Muqtar Cutti & Aw-Baare ![]() Dabdamis,Macalin Tuke,Canter Jeenyo & Muqtar Cutti ![]() ![]() ![]() Waxaa xafladaas daadihinayay Abdirashid Bakin oo ah wakiilka isboortiga Jaaliyada Puntland ee ku dhaqan Canada,waxaana ugu horeyntii halkaas ka hadlay Macalin Tuke oo si guud uga warbixiyay safarkiisii iyo wixii uu kala soo kulmay gobaladaas Puntland,wuxuu aad ugu dheeraaday sida uu isboortiga qeybta weyn uga qaadato nabada.taas oo Soomalida maanta baahi weyn u qabto Waxaa xafladaas ka hadlay dad badan oo markii hadalkooda leysu soo duubo waxay si buuxda isugu raaceen in tuulo iyo gobalka kasta oo dalka uu ka kooban yahay si wadajir ah wax loogu qabtay laguna amaano meelaha sida weyn hadda isboorita uga socdo ![]() ![]() Musse,Abdirashid Bakin & Mohamed Farah ![]() ![]() Diiriye,Musse & Bashi Ali ![]() Canter Jeenyo & Muqtar Cutti ![]() ![]() ![]() Farah Oday & Oday Mursal ![]() Ahmed Ganey & Abdinasir Al-Gore ![]() ![]() Musse & Diiriye ![]() Abdi Dheere & Abdirashid Bakin ![]() Qambi & Aw-Baare ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() Halane & Muqtar Cutti ![]() Mohyadin Jama somaliweek Toronto |