![]() ![]()
|
![]() Wareyiyadii hore ee Abdinasir Sola uga qaaday cayaartoydii hore Dhageyso Wareysiga Wariya Abdinasir Ismacil SolaTORONTO Waxaa Somaliweek wareysi dheer la yeelatay Abdinasir Ismacil Sola oo ah wariyaha isboortiga telefishinka Universal ee fadhigiisu yahay magaalada London dalka UK Wariye Sola waxaa uu Somaliweek uga waramay dhibaatooyin waayahan uga yimid cayaartoydii hore ee Seria A-da ee ku nool magaalada London dalka UK,Isagoo sheegay in lagu soo weeraray xarunta warqabadka telefishinka Universal,intaas oo kaliya kuma ekaan waxaa uu Abdinasir Sola sheegay in xataa loogu yimid hanjabaad iyo dagaal fool ka fool taasi oo ay ku doodayaan maxaad wareysida goor walba su'aalo aan munaasab ku eheyn cayaartoydii barisamaadka u waydiisay dadka aad wareysaneyso Hadaba wareysiga wariye Abdinsir Sola oo dhameystiran waxaad ka dhageysan kartaa boggan,haddii Alla idmona waxaan iyaguna dhinacooda la xiriiri doonaa qaarka tirsan cayaartoydii hore Seria A-da bal waxa ka jira dhibaatada uu ka sheeganayo wariye Abdinasir Sola ![]() ![]() ![]() Muxiyadin Jamac Somaliweek Toronto |