Guddiga SOSCA oo Qabtay Xafladdii Qurituurka Somali Week Toronto 2011


TORONTO Guddiga SOSCA ayaa Axaddii June.19.2011,ku magaalada Toronto xafladdii qurtuurka tartanka Somali Week Toronto 2011,waxaana xafladdaasi goob joog ka ahaa dad magac weyn ku leh isboortiga Soomaaliya sida Macalin Tuke,Maxamed Xaaji Uurey,Cali Gureey iyo marti sharaf kale o tira bada,madaxda guddiga SOSCA Cabdirisaq Marayare,Xuseen Addaa,Cabdulqadir Joof,Sheekh Maxamud,Liban Sharif & Xasan Daahir,Tartanka waxaa ka so qeb galaya 12 kooxood,wuxuuna ka dhici doona garoonka Holiwood ee ku yaal Weston/Lawrence
DAAWASHO WACAN XAFLADDII QORITUURKA


















Muxiyadin Jaamac
Somaliweek
somaliweek@hotmail.com