Kooxaha Dixon FC iyo Hilaac oo badiyay
Dhageyso Wareysiydan bahweynta isbooriga Toronto


TORONTO Waxaa xalay oo taariikhdu aheed September.04.2009 ka dhacay garoonka Soccer Center ee ku yaal magaalada Toronto,tartankii lagu maamusayay bisha barakeyssan ee Ramadan


Macalin Daahir Boodaya oo dajiynaya cayaartoyda

Macalin Daahir Boodaya

Waxaa wada cayaaray kooxaha Dixon Fc iyo Toronto Star,waxaana 1:0 ku badiyay kooxda Dixon FC oo u soo gudubtay wareega labaad ee koobka bisha barakeysan ee Ramadan iyadoo aan marna laga badin


Marshaale iyo Daahir Boodaaye

Cayaarta kale ee aadka loo sugayay waxay dhex martay kooxaha Hilaac iyo Scarborough,cayaartaas waxaa garsoore ka ahaa garshoorihii somaliyeed Bashiir Ebbey oo cayaarta min bilow ilaa dhammaad si foojig naan leh gacanta ugu hayay,Waxayna cayaartaas ku soo dhammaaatay 5:2 ay ku badisay kooxda Hilaac

Sh.Salax,Maclain Musse & Macalin Bruno





Abdow Ali & Abdirahman Tacbaan

Abdirahman Tacbaan & Xaaji

Rooble & Sadaq

Mohyadin Jama
somaliweek
Toronto