Gabay Isboorti iyo Abwaan Ahmed Tigana
LEICESTER Waxaa Somaliweek qeybteeda muuqaalka wareysi xiiso badan siiyay Abwaan Ahmed Mohamud Abdalla Tigana.oo degan magaalada London ee dalka UK,Ahmed Tigana wuxuu ka waramay isbadalka u dhexeeya cayaartoydii hore iyo kuwa hadda,isagoo ku cabiray suugaan waliba soo qaatay magacyada cayaartoydii hore iyo kuwa hadda,waliba Ahmed Tigana wuxuu ka hadlay in dharka ay xirtaan cayaaroyda xiliga ay cayaarayaan oo hadda noqday dhar xarago iyo xiligii hore siduu ahaan jiray


Ibrahim Faandhe
Leicester
UK
|