Guddiga TODAY & Maamulayasha Toronto 2010
TORONTO Waxaa Somaliweek soo gaaray magacyada dadka loo doortay in ay maamulaan tartanka kubadda cagta todobaadka Soomalida ee lagu qabanayo bisha July 2010(Somali Week Toronto 2010)
Waxayna kala yihiin magacayda maamulka sida soo socota





Marka laga reebo madaxda sare ee hogaaminaysa tartanka kubadda cagta,waxaa jiro xubno badan oo ah guddiga qaban qaabada,kuwaas oo iyaga guddiga TODAAY kaga jira kaalin muhiim ah maadaama howsha ay tahay mid aad u balaaran una baahan in si wadajir ah loo wada qabto
Hadaba waxaa jira shaqsiyaad iyaga iskood isaga baxay guddiga cayaaraha TODAY,lagana filayo in ay ka dhabeeyaan tanaasulkaas kuna adkeystaan go'aankaas oo aysan dhicin sidii sanad hore 2009 xubno iskaga baxay cayaaraha oo si filanwaa ah loogu arkay iyagoo dhex fadhiya shirarka guddiga TODAY iyo xubno loo arkay in dhowr mar ay abuureen isku dhac iyo hadalo ay iskaga dhex qaadaan shaqsiyaadka daacada u ah maamulida cayaaraha xiliga xaggaaga lagu qabto magaalada Toronto
Tatankan Somali Week Toronto 2010 waa kan kaliya ee lagu qabanayo magaalada Toronto uuna soo qaban qaabinayo guddiga TODAY
Mohyadin Jama
somaliweek
Toronto
|