PART ONE
PART TWO
PART THREE


TORONTO Waxaa wareysi xiiso badan siiyay telefishinka caalamiga Universal qoraaga caanka ah ee isboortiga,Yusuf Mohamed Abdi Yusuf oo loo yaqaan Yusuf Yusuf
Waxaa wareysigaas qaaday wariyaha faaqidaada cayaaraha ee telefishinka Universal Abdinsir Sola,oo wax ka weydiiyay waxqabadii allaha u naxariistee wasiirkii isbooriga Soomaliyeed Saleeban Colaad Rooble oo maalinimadii Jimcaha ku geeriyooday isbitaal ku yaal magaalada Riyaad ee dalka Sacuudiga

Yusuf wuxuu si baahsan u iftiinshay waxqabadkii hagar la'aaneed ee Saleeban Colaad,maamulkii iyo qorshiii uu u dajiyay in ay wasaaradiisa dhalinyarada iyo isbooirtiga ku dhaqaaqdo sidii loo badalay,ciddii ka dambeysay iyo xiriirada iyo GOS oo ka waramay barnaamijyo ay qabteen

CODSI
Akhristow haddii aad dooneyso in aad wax ka tiraahdo ama fikirkaga ka dhiibato wareysiga uu Yusuf siiyay telefishinka Univesal,waxaad nagala soo xiriirtaa cinwaankan somaliweek@hotmail.com,waxaana ku siineynaa fursad aad fikirka aad qabto ugu gudbiso bahweynta isboortiga Soomaliyeed meel kasta oo ay joogaan iyadoo COD ah

Mohyadin Jama
Somaliweek
Toronto