WAREYSGA GARSOORAHA CAALAMIGA CISMAAN XALANE XARASH


TORONTO Garsooraha caalamiga Soomaaliyeed Md.Cismaan Maxamuud Xalane kuna magac dheer Xarash ayaa sanadkan markii ugu horeysay ka soo qeyb galay tartankii todobaadka Soomaalida (Somali Week Toronto 2011),Hadaba waxaa Somaliweek u suurta gashay in wareysi dheer oo maqal iyo muuqaal ah la yeelato Garsoore Xarash,waxaana wareysigaas qaaday Muxyadiin Jaamac Tafaftiriaha boggan Somaliweek

WAREYSIGA GARSOORE XARASH OO MAQAL & MUUQAAL AH








Muxiyadin Jaamac
Somaliweek
somaliweek@hotmail.com