Wareysiga Qaarka Tirsan Bahda Kubadda Koleyga Toronto & Ottawa


TORONTO Waxaa Somaliweek wareysi siiyay qaarka tirsan cayaartoydii hore ee kubadda koleyga xilligii barisamaadka iyagoo markaasi ku sugnaa garoonka uu ka socday tartanka todobaadka Soomaalida kubadda koleyga Toronto 2011,waxaana ka mid ah Cabdi Maxamed Ciye (Cabdi Dheere),Abukar Maxamed Axmed (Abukar Shiino),Cabdulqadir Jaamac Muuse (Dhamme),Gani Xasan Nuur & Xaawo Hilowle,wuxuuna wareysiga ku bilowday sidatan

WAREYSIGA OO MAQAL & MUUQAAL AH DAAWASHO WACAN
<

Cabdi Maxamed Ciye (Cabdi Dheere)

Abuukar Axmed Maxamed (Abuukar Shiino)

Bashiir Fox & Cabdulqadir Jaamac Muuse (Dhamme)

Gani Xasan Nuur

Xaawo Hilowle

Muxiyadin Jaamac
Somaliweek
somaliweek@hotmail.com